Posts

Showing posts from August, 2022

Sheeko.

Maalin malamaha ka mid ah ayaa waxa xajka isku raacay nin iyo naagta ooqabay iyo hooyadeed .   Waxa ay bilaaben In ay mid mid u duceestan .      Sodohdii: illahayow gogol dhaaf Ayaan sameye I cafi  Naagtii: illaheyow anigana sido kle gogol dhaafa sameye icafi Ninkii: illaheyow Anaa sharmtyin xajka Keene I cafi 😂