Sheeko.
Maalin malamaha ka mid ah ayaa waxa xajka isku raacay nin iyo naagta ooqabay iyo hooyadeed .
Waxa ay bilaaben In ay mid mid u duceestan .
Sodohdii: illahayow gogol dhaaf Ayaan sameye I cafi
Naagtii: illaheyow anigana sido kle gogol dhaafa sameye icafi
Ninkii: illaheyow Anaa sharmtyin xajka Keene I cafi 😂
Comments
Post a Comment